Ra’isul Wasaare lagu soo oogayo dilka Madaxweynihiisa iyo Xanibaad lagu soo rogay

Ra’isul Wasaaraha dalka Haiti Ariel Henry, ayaa lagu tuhmayaa in uu ku lug lahaa dilkii loo geestay Madaxweynaha dalkaasi Jovenel Moise, waxaana hada lagu wadaa in lagu soo oogo Ra’isul Wasaaraha dacwad ku aadan dilkaasi. Dacwad-oogaha guud ee Haiti ayaa ka dalbaday garsooraha gacanta ku haya kiiska dilkii madaxweynihi hore ee dalka Haiti Jovenel Moise … Continue reading Ra’isul Wasaare lagu soo oogayo dilka Madaxweynihiisa iyo Xanibaad lagu soo rogay